Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Tacsi Ku socota Qayskii Nuur Muuse Diiriye oo ku Geeriyooday Magaladda Boorama

$
0
0

DHAMAAN dadka hoose ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qayskii Nuur Muuse Diiriye  oo Maanta  ku geeriyaday laguna aasay Borama waxaan Ilahay ugu baraynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaan qoyskii,qarabadii iyo asxaabtii uu baxana Samir iyo Imaan ka siiyo amiin amiin (Inalillah Wa Inaa Lilaahi Raajucuun)

  • Maxamed Cali Muuse Iyo Xaaskiisa ·
  • Daahir Cabdilaahi Waabari (Timo fadhax )iyo xaaskiisa
  • Sulaymaan Daheeye ismacil Ismaciil iyo Xaaskiisa
  • Maxamed Dubad Deer iyo Xaaskiisa
  • Jamac Cumar Saban Iyo Xaaskiisa
  •  Badri Xuseen Cadar (Baabunaas) iyo Xaaskiisa
  •  Cabdi Muxumed Barkahdle (Abdi xiis) iyo Xaaskiisa
  •  Cabdirasaaq Yusuf Wayrax iyo Xaaskiisa
  •  Maxamed kamakame . Iyo Xaasksa
  • Cibaado Xuseen Axmed iyo Caruurteeda
  • Luula Maxamoud Qawrax iyo Saygeeda, caruurteeda 
  •  Abdikarim Sh. Cabdirahman Iyo Xaaskiisa
  • Abdikarim Dahir Bille iyo Xaaskiisa

 

  •  Iyo Dhamaan Jaliyadda Reer Ottawa . Ilahay Naxariistii Jano ha ka Waraabiyo Marxuumkaasi Samir iyo Imaan dhamaan ha inaga siiyo amiin amiin

Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles