Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Mulkiilaha Wargeyska Haatuf wuxu Somaliland kusoo kordhiyay dhaqan xun

$
0
0

Dhamaan shacbi weynaha somaliland waan salaamayaa dibad iyo gudaba.
Salaan ka dib waxaan jeclahay inaan qoraaal yar oo kooban ku iftiimiyo dhaqan cusub oo ah budhcad saxaafadeed oo ku soo biiray dhawaaan umada soomaaliyeed.

Mr yusuf Cabdi Gaboobe ama mulkiilaha Haatuf, wuxu dalka ku soo kordhiyay dhaqan xun oo ah budhcad saxaafadeed ah.
Masuulkii uu lacag ka waaayo qoraalo ayuu ku weeraraaa xataa haduu yahay nin wanaagsan. Qofkii afka u buuxiyana ugu yaraan wuu ka aamusaa.

Gaadhiga uu hada wato waxa siiyay wakiilka dawlada Jabuuti ee Soamaliland isaga oo ka laaluushaya madaxweyne Ismacil Cumar Geele.
Guriga uu ku jirana waaa xatooyo xoolo islaam.
Halkan kuma soo koobi karo inta jeer ee uu ninkaas odeyga ahi laaluush qaatay oo waa camalkiisa.
Hadaba akhriste maxaa ku kalifaya ninkan wayn inuu sidan noqdo ilayn aqoon darana ma hayso oo saxaafada aqoon ayuu u leeyahay.
Su’aashaa jawaabteeda waxan u dhaafayaa dadweynaha xaalkiisa la socda.
Jamac Farax Kaahin  samakaab5566@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles