Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Hadraawi Maalin Qudha Xukuumada Siilaanyo Kumuu Odhan Waa Qaldan Tihiin

$
0
0

Hadraawi oo ah nin abwaan ah oo waqtigii siyaad Bare qansax dheere lagu xidhey intuu dowlada ka hor yimi ayaan maanta oo xukunka Silaanyo oo gol daloo looyin fara badan le aannu weli maalin qudha ku odhan arinkaa ha la toosiyo wuu qaldanyey e.

Aad baa dad fara badani uula yaabeen oo ay Hadraawi u arkeen nin aan ka hor imanayn kol hadii Silaanyo madaxweyne yahay hase ahaatee hadii xukunka nin kale heyn lahaa uu wax ka odhan lahaa. Qabyaalada la sheegaa ma taasaa!!!

Hadraawi oo aynnu ognay in aanu aamin saneyn Somaliland oo kaga kalsoonyey Somaliweyn baynnu hadana soo dhaweysanaa.

Hadraawi waxaan leeyey intaad wadada Bariga Berbera ka baxaysa een dowladu iclaaminin cidina kula ogeyn in gaara mooyaane aad u baaqa u direyso qurba jooga si lacag loogu soo ururiyo, waxaad ku talaab sataa sidii taariikhdu si fiican kuu xusi lahayd oo Somaliland na aamin wadooyin ka kalena ka hadal ha ka hadlin ta beeshiina dhex mareysa uun e. Hadraawi ha iska ilaaliyo khaatumo xumeysiga.

Hadraawi waa looga hanweynaa halkuu is dhigayo ee yaa yidhaa ka joog oo dad kaaga dhinac ka raac.

Abdi_Mustafe123@yahoo.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles