Mustafe Cismaan Daahir oo ka mid ahaa Golaha degaanka ee Hargeysa Hase yeeshee xidhan,Xukun maxkamadeed oo dil ahina ku dhacay ayaa maanta si toosa u dhiibay istiqaalad, iskana casilay xubinamadii golaha degaanka isagoo xabsiga ku jira.
Halkan ka akhri Qoraalkii iscasiladiisa warbaahinta loo gudbiyey:-