Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

Xaglatoosiye oo reer Buuhoodle baabuur ugu soo bedelay boqolaal qof oo kaga...

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:BUUHOODLE: Calanka Somaliland oo dab la qabadsiiyay iyo…Daawo Xadlatoosiye Oo Tumasho U Kala Go’ay Taraafiko…DEG DEG: Reer Buuhoodle oo...

View Article


Muuse Biixi Haduu Sidaa Tartanka U Jecelyahay Muxuu U Diidanaa In Lagula...

Salaan qaali ah oo ku socota shaqaalaha shabakadan iyo dhamaan reer Somaliland Horaa loo yidhi balaayo aan kaa qoslin balaayo maaha waxaa shard cisho ka dib markii uu dhamaaday shir beeleedkii Kulmiye...

View Article


Qaar ka mid ah Xildhibaanadii Madaxeynaha ka keenay Mooshinka oo looga...

Wararka haatan naga soo gaaraya xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in haatan halkaasi uu ka socdo kulamo xasaasi ah oo ay leeyihiin Xildhibaano iyo wasiiro aad ugu dhaw...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wiil Carrabka iska jaray si uu u helo nolol ka wanaagsan ta uu imika ku jiro...

Nin carrabkiisii jaray oo filaya inuu galo nolol ka wanaagsan, tii uu haystay markuu carrabka lahaa. Yaab.   Lalmohan Soren oo ah wiil 17-sano jir ah oo u dhashay wadanka Hindiya ayaa carabkiisa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan ka tirsanaa golaha degaanka Hargeysa ooToogasho lagu xukumay iyo...

Mustafe Cismaan Daahir oo  ka mid ahaa Golaha degaanka ee Hargeysa Hase yeeshee xidhan,Xukun maxkamadeed oo dil ahina ku dhacay ayaa maanta si toosa u dhiibay istiqaalad, iskana casilay xubinamadii...

View Article


Xidhiidhiyaha Ergada Muqdisho iyo Hargeysa oo sheegay in Safarkani...

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:Reer Awdaloow 18-ka may dadkiinii SNM laysay u faataxeeya,…DAAWO C/RaxSaylici Oo Seedigii Ku Yidhi Shir Kulmiyaysan…Afhayeenka Khaatumo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma laga yaabaa haddaan Axmedtiiraanyo shan sano oo kale dib u doorano inuu...

Ma laga yaabaa hadii Madaxweyne Siilaanyo aynu shan sano oo danbe dib u doorano inuu sida madaxweynaha Aljeeriya Cabdicasiis Butafilika inagu dulcuryaamo?! sida uu hore u sheegay madaxweyne siilaanyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO Kooxdii Islaam bi’iska ahayd Nayjeeria oo soo bandhigay hablihii ay...

Kooxda Islaamiga ah ee Boko Haram ayaa soo bandhigay muuqaal video ah oo ah in ka badan 100- gabdhihii ardayda ahaa ee ay bishii hore ka afduubteen waqooyiga Nigeria, iyadoo muuqaalkaas uu ku jiray...

View Article


Haddii la rabo in lasoo celiyo Somaliland waa in dalka laga dhaqangaliyaa hal...

Madaxweynihii horre ee maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxammuud Faraale, ayaa beesha caalamka u sheegay in xalka Soomaaliya uu ku jirro in dalka oo dhan laga hirgaliyo nidaalka fedaraalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaaska Obama oo codsatay in lasii daayo hablaha la qafaashay iyo Hogaamiyaha...

Related Posts:DAAWO Kooxdii Islaam bi’iska ahayd Nayjeeria oo soo…Boko Haram video claims to show missing girls – AfricaDaawo Video: Xaaska Madaxweyne Obama oo ka yaabisay…..Xaaska Obama Oo Markii Ay...

View Article

DAAWO Gud. Kulmiye ee Deg. Borama oo u ooman ictiraaf raadinta S/land...

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:Xildhibaanada D/Hoose ee magaalada Sheffield oo u codeeyay…LA YAAB: DAAWO Odey Garaad Oo Beesha Isaaq Markhaati U…Joojiya Land-ta...

View Article

Dawlada Kenya oo shaacisay tirada Askarteeda kaga dhimatay Kismaayo

Nairobi (Harowo) – Dowladda Kenya ayaa ka warbixisay askarta uga dhintay howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ee dalka Soomaaliya. Sarkaal u hadlay wasaaradda gaashandhigga dalkan, ayaa saxaafadda u...

View Article

Maxkamad Ku Taal Suudaan oo labo maalin u qabatay Naag diinta islaamka ka...

Maxkamad kutaala Dalka Sudan ayaa mudo labo maalin ah u qabatay in ay diinta Islaamka ugu soo laabato gabar u dhalatay Dalkaasi oo shaacisay inay ka baxday Diinta Islaamka ayna noqotay gabar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Yaad Ku Wareejisay Liisankii Af-Xumada Ee Madaxweyne Daahir...

Madaxweyne Yaad Ku Wareejisay Liisankii Af-Xumada Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Ku Siiyay? Ereyadii Dhaxal-galka ee Hoggaamiye, Madaxweyne, Daahir Rayaale Kaahin… Nin dood, dulqaad, dirir iyo deeq leh...

View Article

Xukuumada AxmedTiiraanyo Oo Hantidii Ummada Ku Tamashleynaysa Qurbaha iyo...

Masuuliyiinta Xukuumada Axmed Tiiraanyo Oo Hantidii Ummada Ku Tamashleynaya Qurbaha Halka Xaruumihii Caafimaadka Iyo Waxbarashadu Dayacanyihiin   Masuuliyiinta Maamulka Siilaanyo ayaa caadeystey iyagoo...

View Article


Daawo Wacdaraha Qabsaday Ciidamada Daacadda u ah Asadka Suuriya

Bam lagu burburiyay xarunta weyn ee millatariga Suuriya Related Posts:M/Weynaha Ruushka oo ku hanjabay inuu Suuriya siin doono…Ku DAAWO Afsoomaali Dagaalkii U Dhaxeeyay Isra’iil iyoAMISOM OO WADADA...

View Article

Maxamed Cabdullaahi Cumar isagaa kow ka ah in Xisbigii Kulmiye uu sidaa ku...

  Maxamed Cabdullaahi Cumar isagaa kow ka ah in Xisbigii Kulmiye uu sidaa ku dambeeyo Guushii Kulmiye ee 1-dii July 2010-kii, dhisitaankii xubnaha Xukuumadda cusub, Madaxweyne Ahmed Silaanyo oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis Ku Socda Jaaliyadda reer ADAL ee ku dhaqan wadanka SWEDEN xaflada...

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:Ogeysiis ku socda Jaaliyadaha Adal ee Jarmalka iyo HollandOgeysiis ku socda Jaaliyada Awdal,Salal iyo Gabiley ee ku…DAAWO Barnaamujkii...

View Article

Garabka Xagjirka ah ee Xisbiga Kulmiye oo lagu khasbay inay Joojiyaan Shirkii...

Garabka Muuse Biixi ee xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen shirkii ay iclaamiyeen ee golaha dhexe ee kulmiye iyagoo ku sababeeyay inay aqableen codsi uga yimi shirgudoonka guurtida ee wada...

View Article

Siiraanyaw haddii aad sidan tahay maxaad siyaad barre ula dagaalamaysay

Waxa hore loo yiidhi taariikhdu iyadaa dib isku soo celisa, waana muraayad la iska daawado oo qofku ku qiimeeyo khaladaadkiisa kuna cibro qaato wixii hore u soo maray.   Waxaynu dhamaanteen...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live