” Ogaysiis Ogaysiis-Tangaza Tangaza-
Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Gaadh Ahaan Bulshadda Ku Dhaqan Goboladda
Waqooyi Ee Somalia Waxaa Lagu Wargalinayaa In Mareegta ( Webside )www.boramacity.com Lagu Sameeyay Dib u Habayn’ Halkaas Oo Aad Ka Heli Doonto Warar Daray ( Fresh ) ah & Barnaamijyo Wax Ku Ool Ah Kuwaasi Oo Kala Ah Sidan Soo Socota-
( 1 ) Barnaamijka Qubanaha Todobaadka- Oonu Kaga Hadli Doono Arrimaha Asbuuca Ugu Hadal Haynta Badan.
( 2 ) Barnaamijka Murtida Mareegta- Waxaanu Idiinku Soo Bandhigi Doonaa Dhacdooyin & Suugaan Afeed Mutaxan.
( 3 ) Barnaamijka Aragtida Qoraha- Isaguna Waxaa uu Noqon Doonaa Xaqiiqda Dhabta ah Ee Ka Taagan Caro-Edeg.
Hadaba Waxaanu Idiin Leenahay Ku Duurduurta Howlaha Baaxada Leh Idinkoo Ka Dheeganaya www.boramacity.com
Aduunyo Waa Nin Garan La & Nin Gaadhi La’
Waxaa Idiin Daadahayn Doona Suxufi Faisal Abroone Haduu Alle Idmo,
U Hiili Hankaaga Cudoon Adigoo Xor Ah,,,,,,,
Fadlan Wixii Talo & Tusaale ah Amaba Maqaalo Artc Aad Haysaan Fadlan Inoogu Soo Hagaajiya Cinwaankan Idinkoo Mahadsan- arshoone@hotmail.com
Suxufi Abroone
Allaa Mahada Leh,,,,