Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Odoroska Shaxda Golaha wasiirada cusub ee dhawaan la filayo inuu ku dhawaaqo madaxweynaha Soomaaliya iyo Tiradooda

$
0
0

Golaha Wasiiirada:

1-Wasiirka Wasaaradda Caddalada Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta
2-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga
3-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga
4-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka
5-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha & Maalgashiga
6-Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta
7-wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska
8-Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha
9-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta.
10-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare
11-Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta Qaranka &Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska
12-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Horumarinta Adeega Bulshadda
13-Wasiirka Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha, Dhallinyarada & Isboortiga
14-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha.
15-Wasiirka Wasaaradda Cilmibaarista iyo Teknoolojiyada

Golaha Wasiiir ku Xigeenada :

1 Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Caddalada Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta
2- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga
3- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga
4- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka
5- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha & Maalgashiga
6- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta
7- Wasiir Ku xigeenka wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska
8- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha
9- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta.
10- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare
11-Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta Qaranka &Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska
12- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Horumarinta Adeega Bulshadda
13- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha, Dhallinyarada & Isboortiga
14- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha.
15- Wasiir Ku xigeenka Wasiirka Wasaaradda Cilmibaarista iyo Teknoolojiyada

Golaha Wasiiiru Dowlayaasha :

1- Wasiiru dowlaha Arimaha Dastuurka & Dhaqan Gelinta Fedaraalka
2- Wasiiru dowlaha Arimaha Madaxtooyada
3- Wasiiru dowlaha Arimaha Xafiiska Rasulwasaaraha
4- Wasiiru dowlaha Arimaha Iskaashiga Golabada
5- Wasiiru dowlaha Arimaha Qaxootiga &Barakacayaash


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles