Markii Madax dhaqameedka Beesha Samaroon doraad Kulan Gar-naqsi ah la yeesheen Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiiradda waxa durba hinaase la sarakacday beesha Ciise ee Jabuuti oo ku andacoonaya in ay Siiraanyo horay ugu gudbiyeen cabasho imikana ay uga fadhiyaan.
↧