Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Sawir hadal-heyn badan ka dhaliyay goobaha lagu arko Wiilkan iyo bogga xiriirka bulshada. SAWIR

$
0
0

Sawirkan waxaa lagu soo bandhigay Bogagga Xiriirka Bulshada caalamka , waxaana aad u hadal hayo weli Kumanaan Qof oo Bogaggaas aad u isticmaala.

 

KU DUL DHUFO MOOSKA
sawir
Waa Wiil Muslim ah oo Yurub jooga, kaas oo sida Sawirkaba ka muuqata Dusha Funaanada uu wato ku soo daabacday Ereyo English ah oo Micnahoodu yahay.
I AM NOT EATING FROM SUNRISE TO SUNSET ASK ME WHY ” Aniga Waxba ma cunayo laga bilaabo Waa-Bariga illaa Gabal-dhaca. I waydii Sababta?”

Wuxuu Wiilkan ugu tala galay Funaanadan inuu Dadka aan Muslimka ahayn ku ogeysiiyo in lagu jiro Bisha Barakeeysan ee Ramadaan oo qiimo weyn ku fadhida.
adkii ka faallooday Sawirkan ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay, waxaase Hadaladoodu ay isugu biya shubanayeen in Sawirkani uu yahay mid si dhab ah ,oo xigmadiisuna ka turjumayso Dareenka Qofka Muslimka ah ee Bisha Ramadaan Waajibkeeda gudanaya

Waxay kaloo Dadkii ka faallooday Sawirka qaar badan oo ka mid ahi sheegeen in Sawirku uu si dadban Fariin ku saabsan Diinta Islaamka iyo Micnaheedaba ugu gudbinayo Dadka aan Diintan qiimaha leh heysan ee Dunida ku nool gaar ahaanna kuwa ay meel wada joogaan Wiilka Funaanadan wata


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles