Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

Baaq taageero oo beesha Reer Nuur ee Gobolka Awdal ay u dirayso Golaha...

Baaq taageero oo beesha Reer Nuur ee Gobolka Awdal ay u dirayso Golaha wadatashiga Qaran ee Hargeysa lagaga dhawaaqay.   Waxa bulsho waynta Reer Nuur dhalinyarteeda, Aqoonyahankeeda, Culimaa’u...

View Article


Madaxweyne Kacdoon Shacbi filo

Dadka reer Somaliland waa dal aan ka helin ictiraaf caalamiya dunida waa dawlad ka godoonsan mudo dheer beesha caalamka iyo dunida in teeda kale waa umad ku nool hiigsi iyo han sare waxay dhisteen...

View Article


M/weynayaashii SL soo marey iyo waxa lagu xasuusto ” Cigaal tolkii wuxu uga...

Madaxweynayaashii Somaliland soo marey waxaa mid-walba lagu xusuustaa raad-raaciisa, karaamadiisa iyo wax-qabadkiisii u-gaarka ahaa. Madaxweynihii ugu horeeyey ee Somaliland Mudane A/rahman Ahmed Ali...

View Article

Samaaloow hadal Bakeylle ma ku baraa, Siilaanyo ma ku baraa, Wadaad weyso leh...

Samaalow Siddi Siddidaad Mooyee Dhul U Dhacaaga Hubso. Samaalow hadal bakayle ma ku baraa, Silaanyo ma ku baraa, wadaad weysaleh oo werdiga roga oo wabiina ma ku baraa…………. Samaalow hadal bakayle ma ku...

View Article

Siyaasiyiinta reer Awdal maxaa u galay GUULWADAYNTA siyaadada ah, GARAAD ha u...

Salaan qiimo badan baan u soo dirayaa dhamaan hawlwadeenada websitekan ee war iyo wacdi wixii yiil wadankeena gaar ahaan dagmadan ay ku nool yihiin bulshawaynta reer Awdal sida fiican inoogu...

View Article


Badhasaab, Cabdoo Aayer oo dabeecado cusub oo u qarsoonaa ula soo baxay...

Boorama (Harowo)– Tan iyo markii madaxweynaha maamulka S/land Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) u soo magacaabay gudoomiye nimada gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir isla markaana laga soo badalay...

View Article

Haddii Golaha laga waayo cid qaladka gudaha ka saxda, waxa soo bixi cid...

Samaale waxaad qarisey golihii wasiirada Rayaale waxay ahaayeen 52,mushaharkooduna wuxuu ahaa $33.000 bishii,Golaha siilanyana 48,mushaharkoodu  $124.000 bishii . Maxamed Xaashi markuu Wasiirka noqday...

View Article

Shalay iyo Maanta. Muuse Biixi

Waxay ahayd badhtamahii sannadkii 2005- waxaana ka oogna caasimadda Hargeysa daryan iyo qaylo badankeed laga dhegaysan jiray idaacaddii sharci darrada ahayd ee KULMIYE furtay ee loo yaqaano Radio...

View Article


Naag Qalfoof ah oo la sheegay inay qaaday Foolxumada gabdhaha…….. DAAWO

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada askar lagu fuliyey Dil oo si toos ah loo tooganayo

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa saaka waxay dil toogasho ah ku fulkisay Askar ka tirsan ciimada dowladda Soomaaliya kuwaas oo iyana horay dil u geysay, waxaana tallaabadaas soo dhoweeyey dad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawir hadal-heyn badan ka dhaliyay goobaha lagu arko Wiilkan iyo bogga...

Sawirkan waxaa lagu soo bandhigay Bogagga Xiriirka Bulshada caalamka , waxaana aad u hadal hayo weli Kumanaan Qof oo Bogaggaas aad u isticmaala.   KU DUL DHUFO MOOSKA Waa Wiil Muslim ah oo Yurub jooga,...

View Article

Madaxwayne ,Anna Waykan

Madaxwayne ,Anna Waykan   Madaxwayne Axmed Siraanyo Iga Gudoon Salaan Sare.Mid Tolnimo,Isaaqnimo,Mujaahidnimo,Snm-nimo,Kulmiye-nimo,Halgaama-nimo,Haldoor-nimo,Geesinimo,Qod-daalnimo,Jeegaan-nimo Iyo...

View Article

BAAQ CUSUB: Beesha Reer Nuur oo ku kala qeybsantay Guul-wadeynta Laba Gole oo...

Jaaliyada Reer Nuur ee Wadanka Jarmalka oo Tageeraysa  Golaha Lagaga DHawaqay Hargeisa.  Anigoo ah Gudoomiya Jahliyada Reer Nuur Ee dagan dalka Germalka Mohamed Ali Bille oo ay weheliyaan dhaman...

View Article


VIDEO: Haweenay Madow ah oo wasiir ka ah Dal Yurub ah oo Qubmuus lagu tuuray...

warbaahinta Caalamka ayaa faafisay in cunsuriyiinta ugu badan qaarada Yurub ay markaan ku nool yihiin gudaha dalka Talyaaniga ka dib markii bahdil kale loo geestay haweeneeyda lagu magacaabo Cecile...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bahda Warbaahinta Harowo Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Axmed Sheekh oo...

Bahda Warbaahinta Harowo Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diryaan Dhamanba qoyska reer Sh.Maxamed oo aabahood sheekh Maxamed shalay ku geeriyooday Degaanka Xasaadin oo ka tirsan degmada Awbarre. Waxan si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhri, Labo Nin Oo Ilma Adeer ah oo Somaliland u tashaday

Waynu ognahay inaan jamhuuriyadda Somaliland qofna qof kale sandullayn Karin. Waxay guddoonka xukuumadda iyo guurtidu isugu markhaati furayaanna waa baadil, waana wax aan dastuurku fasaxaynin. Haddaba...

View Article

Adeerayaal Karaamadiibaad naga qaadeen ee wax isku fala “Wiil ka dhiidhiyay...

Waxaa mudo hada laga joogo laba todobaad journalada internetka lagu baahiyay baaq lagu magaacabay In tiro yar oo kooban oo ah qurba joogta Nuur ay tageereen gudiga wada tashiga iyo toosinta ee lagaga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

FARIIN KA TIMID REER JABUUTI OO KU SOCOTA M/WEYNE GEELLE

Ku DUL DHUFO MOOSKA

View Article

Qaar ka mida Xil-Golaha Degaanka Borama Ee Maayerku Biilka u qorey oo...

Waxaan halkan ka soo baahinayaa Maqaalkani hoos ku qoran aniga oo magacaygu yahay Xasan Axmed Caynaan(Xasan Jacayl) kana mida Golaha degaanka Borama. Tani iyo markii la abuuray aadamaha bulshada...

View Article

Nuur Yoonis 4 dameer oo la rartay way iska fogeeyeen

Aan ku horreeyo.Guddiga wada Tashiga ee waddanka lagaga dhawaaqay waa xag,waa run raadis, waa cadaalad doon, waa tuugada oo la qabto. Waxana ka dhex muuqda dad badan oo ammaan mudan.    Nimanaka...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live