Jaaliyada Reer Nuur ee Wadanka Jarmalka oo Tageeraysa Golaha Lagaga DHawaqay Hargeisa.
Anigoo ah Gudoomiya Jahliyada Reer Nuur Ee dagan dalka Germalka Mohamed Ali Bille oo ay weheliyaan dhaman xubnaha fulinta ee gudiga waxaan halkan ka cadaynayaa inaanu taagersanahay golaha wadatashiga iyo toosinta oo lagaga dhaqay Magalada hareisa mudada dhawayd Sobobaha aan ku taagersanahay waxay tahay cadalad darada ka jirta iyo dhibaatoyinka hadheyey mudada uu xilka uu hayey madaxwayaha hada jooga sidaas darteed dalka waxa u baahan yahay bad baado qaran waxana aamin sanahay inay gudigasi yihiin kuwii dalkan bad baadin lahaa sidaas darteed waxa codsanaynaa dhamaan jahliyada kala duwan ee dalka iyo dibadisaba jooga inay ay Taageeraan .
Aniguna waxa soo wadnaa( golaha samatabixinta somaliland oo loo soo gaabiyo jss.
waxay si gaar ah meesha reer nuur u tabanasaysaa sobobi doontana inay aarsato cadaalad daradii lagula kacay ee uu ka dhawaaqay maxkabada horteeda dhagarqabo cawar xareed oo sheegay ilaa heer wasiir inay arinmta ku lug leeyihiinj boqolaal kun oo dollarna 10000 kun oo dollarna lagu bixiyey sidii umdan loo xasuuqi lahaa waxa intaa dheer beelaha Reer Nuur qaar ka mid ah Tusaale ahaan reer Faarax nuur Wasiir male Agaasime Male ,Isku duwe male. Agaasime Waxeed male , dawladana waxay siyeen 50000 oo cod markaa sideeba dawladu doonaysaa inaanu yeelno oo aan klu taagerno maxayse naga filanaysaa
(Fadlan La soco maqaarka kale ee ku xiga _)
1.Gud. Mohamed Ali BIlle
2.Mukhtaar Nuur Ahmed
3. Mawliid Saleban Qabil
4.Badri Omar Hassan
5. Ibrahim Ladiye Rooble
6. Mahamud Abdi Nuur( Codyare)
7.Raxma SHeekh Mumin
8: Mohamed Abdilahi Veron
9. Ahmed Hussein Miigane
10.Mumin Hassan SHeekh Mumin
11. Bade Ali Warmahaye
12 . Hassan Abdilahi Adan( hasan qaxar)
13. Safiya Ali
14. SHugri Farax Cigaal
15.Hodan Dahir Fadan
16.Bashiir Huseein Qalib (hargsawi)
17. Abdicasis Hussein Qalib
18.Mahamud Abdilahi (baylod)
19. Musatafe Abdiraxman Mumin (Jabhane)
20. Safiya Ahmed Abdilahi
21. Roda Mahamud Caynaanshe
22.Abdisalan mOHAMED farax
23.Nimco Faarax Cigaal
24.Abdirisaq Mohamed Hirsi
25. Hibo Abiib
26.SHACAYB
27:Abdirisaq Nuur Habane
28. Yaqub Abdi Garanuug
29. Caydarus Barkhad Abdilahi
30.Mohamed ABDI Nuur
Maxamed cali