Asc Bismilaahi Rahmaani Rahiin
Hubsiimo Halbaa la siista
waa mahmah somaliyeed oo macna wayku fadhida
waxaan manta qalinka u qaatay waxaan rabaa inaan
waxyar iska dultaago imashadii borama uu iyimiday siiraanyo
socdalka oo macnihiisu ahaa inuu ardayda qalin jabinaysa
uu soo buuqdo lakiin waxbadan ayaa ku hoos lifaaqna oo
an reer awdal u dan ahan lakiin siiraanyo uu door moodayo
waxaad la socotaan inuu manta samaroon midoobay oo
ay iska dhex qadeen xasasiyadii dhextaalay waa guul inoo
soo hoyatay lakiin inbaa ka xanuun sanaya gushaa ninku waa
siiraanyo iyo kooxdiisa marka qorsha ay ku socdeen waxay
ahad siday beel beel ula kulmi lahayeen oo balan qaadyo beena
ugu balan qaadi lahayeen aniga oo garowsan inuu manta waxba
kaqaadi karin beelaha adel hadana mahmah soomaliyeed
ayaa ahad ninkaad kabaha ka tolanayso kabahiisa fiiri
waxaan uga jeeda marka reer awdal siiraanyo tabashada
sami qaybisiga ay kala hadlayaan mayna fiirinan cida la talisa
siiraayo inay yihiin kuwa reer awdal aydoonayaan jagooyinka ayku fadhiyaan
in lasiiyo amasa ayba yihiin kuwii soo agaasimay dadkii lagu
laayay jidka iyo saameel
anigu waxaan odhan lahaa beesha dhexe ayadaa is cajabisay
ee waxba ha way diisanina waayo markaad wax waydiisanba
wayku farxayaan inay gadheen himiladoodi ahad waa
inay beelaha daraf ayadu inaga cawdaan inaguna anan
kala caban waa heshiis kii ay gaadhay jabhadii snm ee
manta mamulka majaraha u haysa marka hubsiimo halbaa lasiista
ee ka fiirsada waxaad kala hadlaysaan kalana saara in lawada leeyahay
somaliland iyo ay beelsha dhexe kaligeed ledahay hada way cadahay
lakiin waa in kala saraa oo amaa loo dhanadaa amaa lakala guraa
lakiin waxba horda ayaana la taban inta la cadaynayo sida loowada
lahanayo waa qalinkii Mawliid Cilmi seefu samaroon