Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

SONYO MA URUR DHALINYAREED BAA MISE WAA SHIRKAD FAAIIDO DOON AH?

$
0
0

SONYO MA URUR DHALINYAREED BAA MISE WAA SHIRKAD FAAIIDO DOON AH
Aniga oo ka mid ah aqoonyahanada Somaliland waxaan rabaa maanta inaan bal wax ka qoro Dhibaatada dhalinyarada iyo Dalada isku magacowdey Dhalinyarada Somaliland SONYO .
Dalandani waxay ku bahoobeen waxqabadka dhalinyarada oo ay mashaariic badan ku qaataan hadana waxba lagama arko wax qabadkooda waxaana laga dhigtey urur dano gaar ah lagu wato
Qore Abdifatah Elmi Yousuf

Yousuf@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles