Dhalinyarada ku baaqeysa Subeer Awal lala yaabi maayo sababtoo ah madaxweynihii dalka ayaaba yidhi shirkii kulmiye qabyaalad wax ha lagu qeybsado.
Silaanyo qabyaalada wuxuu ka soo bilaabay shirkii Garadag siduu u waday waataa caruurtii ku faanaysa anago ah reer hebel …. marxalada dalku marayaa waa tii uugu liidatay sidaana Silaanyo iyo qoys kiisa iyo raxanta wasiirada ah ee ku xeeran baa u galay dhamaan tood ba waa bil Ramadaan e ilaahay cimriga ha u soo gaabiyo e wax xun oo xil le ayay dadkii soo kacayey ku ababiyeen oo waraabiyeen oo qabyaalad ah. Iska ilaaba Somaliland kol hadii dhalanyaradi leeday anagoo reer hebel ah waxaynnu eegnaaba waa dagaal gudaha Somaliland reer ba reer la dagaalamo ileyn dadku waa wada reer hebel e. Denbigaa waxa aakhira loo xambaarinayaa Silaaaaaaanyo.
Abdi Mustafe
Abdi_Mustafe123@yahoo.com