Quantcast
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

Khilaafka Siiraanyo iyo Muuse oo sii xumaaday xisbigiina ka gudbay

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:SAWIRKA TODOBAADKA Siiraanyo Vs Muuse oo xal u raadinaya…Muuse Biixi oo odeygii Siiraanyo indhaha faraha ka galiyay…Muuse Biixi oo...

View Article


Siilaanyo oo dad muslim ah dhiigooda muddo kordhin ku doonaya

Markii Taleex lagu shirayey ee Khaatumo lagu sameynaayay Silaanyo dan kamuu gelin. Iminka markii doorashadi soo dhawaatay ayuu doonayaa in uu dalka dagaal geliyo si mudo korodhsi loogu sameeyo....

View Article


Dawlada Talyaaniga oo shaaca ka qaaday inayna dib dambe usoo badbaadinaynin...

Wasirka arimaha dibada talyaaniga ayaa sheegay inay khaati ka joogaan tahriibayaasha soo badanaya. Wasiirka ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen gurmadkii ay u fidin jireen tahriibayaasha soo gala...

View Article

Daawo Aljaziira laba nin oo ku kala aragti duwaanaday arimaha Ciraaq ka socda...

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:DAAWO Muuqaalka Xildhibaanada Somaliland Oo Feedh iyo Laag…DAAWO Baarlamanka Ukraine oo feedh iyo laad iskala daalay.DAAWO Weerarkii...

View Article

Heesta aan maanta ugu talo gallay akhristayaashayada”Bal nala dhuux”

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:Heesta Maanta iyo Harowo.comWaan Duulayaaye Degmooy iisoo ducee… Ducaan kugu…Xulashada Harowo iyo Heesta Maanta ay Akhristayaasheeda...

View Article


Muusoow ama sida raga u dhimo oo halka itaal ku dhigo ku dhac ama dee anaga...

BISMILLAHI RAXMAANI RAXIIM Asalamu calaykum Qofku hadaanu mabda lahayn wixiisuna caadifad iyo laab la kac ku dhisan yihiin waa mishkilad. Marka uu qofku hadaf leeyahay waxay siisaa hal adayg mana baala...

View Article

QISADII QEYBIYAA QADA

QISADII QEYBIYAA QADA Labo Nin Baa Barri Hore Wax Isku Darsadey. Kadibna Shirkadii Baa eed  ugu Macaashtey. Mid Baa La Yidhi Qeybi Macaashka. Wuu Qeybiyey. Markaasuu Gacan Gacantii Ugu Weyneed Buu...

View Article

TANAASULKA MUUSE BIIXI SAMEEYEY, HADUU JIRO WAA MID UU WAKHTIGU BADEY!!!

Ugu  horeyn  waxaan  salaamayaa  bahda  saxaafada, guud  ahaanba ,gaar  ahaanba,waxaan ku salaamayaa salaamta  Islaamka ee ah ” ASCW”     Intaasi  ka  dib  waxaan  manta  iyo  habeen  hore  goor...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kursiyahaw Dushaadaa laygu daadshay malaboo….Muuse Shaanni iyo Kursiga Maxaa...

Muuse Shaanni xuu yiri: Kursiyahaw dushaadaa laygu daadshay malabooo, Horaan kuugu daalooo – kuma dayn karaayeee. Danna waan is moodooo inaan kugu dul meeroon ku dib-jiro agtaadee… Balse muxuu ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ha laga mudaharaado dowlad xumida iyo boobka Silaanyo iyo qoyskiisa...

Silaanyo iyo qoys kiisu iyo wasiirada ku xeerani dalka dan kama laha ee boob uun bay u joogaan. Wadankina hoos buu u dhacay, ictiraaf isagu inaga dhimay, xadhiga dadkuna sidii faqashtii caadi buu...

View Article

Ma Dhabaa In Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Is Casilaayo?

MA DHABBAA MA DHAYYAL MUUSE BIIXI MIYYUU IS CASILAYYAA? Abwaan:Ibraahim-rashiid Cismaan Guure(aboor). Tan iyyo markii uu soo shaac baxay khilaafkii xisbiga Kulmiyye ee ka dhexeeyyey madaxweyne...

View Article

Silaanyo Waa Macalinka Qabyaalada Oo Dhalin Yaradii Waa Kuwaa…..Iska ilaawa...

Dhalinyarada ku baaqeysa Subeer Awal lala yaabi maayo sababtoo ah madaxweynihii dalka ayaaba yidhi shirkii kulmiye qabyaalad wax ha lagu qeybsado. Silaanyo qabyaalada wuxuu ka soo bilaabay shirkii...

View Article

Xaalka Waxbarashada Gobolka Awdal

Ma Runbaa In Wasaaradda Waxbarashada Ee Gobolka Awdal Ay Noqotey Private Ama Meel Gaar Loo Leeyahay? By Ahmed Saleban Bookh Dalkasta oo caalamka ah ka tirsan waxaa uu leeyahay wasaarad waxbarasho oo...

View Article


Aqoon yahanka,dhalinyarada iyo Oday-dhaqameedka Beeshayada lug-gooyo oo shir...

Baryahanba wuxu shir balaadhani u sodaa Beeshayada Lug-gooyo,kaasi oo ay iskugu yimaadeen qaybaha Bulshada oo ay ku  jiraan nooc waliba:Dhalinyaro,Waayeel,Culimada Beesha,Aqoonyahan,Dumarka,dhagar...

View Article

Faallada YUUSUF GARAAD ee Video-ga eedeysanaha weerarkii Villa Somalia

Faallada YUUSUF GARAAD ee Video-ga eedeysanaha weerarkii Villa Somalia Saxaafadda iyo Sirdoonka: Dhagarqabe mise Eedeysane? Dad aan is aragnay iyo qaar dibadda igala soo xiriiray intuba waxay shalay...

View Article


Siiraanyo Xaaladdiisa Caafimaad Waxa Lagu Ogaan Karaa In Uu Soomo Iyo In...

Faallo:Madaxweyne Siilaanyo Xaaladdiisa Caafimaad Waxa Lagu Ogaan Karaa In Uu Soomo Iyo In Kale!…Taas Ayaa Caddaynaysa Inuu…………   Madaxweyne Siilaanyo Xaaladdiisa Caafimaad Waxa Lagu Ogaan Karaa in uu...

View Article

Digniin Ku Socota Shacabka S.Land Lacagta Faalsada ah ee ay soo daabacdeen...

Ugu  horeyn Ramadaan kariim ,wa kulu caam  wa antum bikheyr. Ka dib  waxaan  halkan  ku  soo gudbinayaa  arin  nasteexo  ah  oo  aan shacabka  somaliland  uga  digaayo  lacag  faalso  ah  oo  koox...

View Article


Daawo Dhulbahante oo diiday in la dullaysto iyo Dagaal baahsan oo ka socda...

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:Daawo Oday Dhaqameedyo Ka Mid ah Ardaayada Dhulbahante, oo…Halkan Ka Daawo Dagaal Iyo Boob Ku Socda Soomalida Kenya ku…Dhegeyso Ardayda...

View Article

Qaraxii Jabuuti ka dhacay waxa gacan ku lahaa maamulka Somaliland

Cidii isqarxinaysa waxa  kaa caawinaya Maamulka Somalilaland.   Qaraxii  ka dhacay jabuuti ee la sheegay in lagu dhintay, ayuu  maamulka jabuuti war faahfaahsan ka  soo saareen muddo 3 maalmuud ah -...

View Article

Xildhibaan Abdi Warsame: Halyeey U Hiiliyey Takaasiilayda Somaaliyeed ee...

Horaantii sanadkaan baa aniga iyo dhalinyaro kale oo ka tirsan ururka darawalada takaasiilayda (Taxi/Cab) gobolka Minnesota baa waxaynu abaarnay xafiiska gudoomiyaha degmada 6′aad ee Minneapolis Abdi...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live