Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Wasaaradaha Hoosyimaada Wasiirka Wasaaradda Madaxtoyada Siilaanyo Xirsi Toorriile

Wasaaradaha Hoosyimaada Wasiirka Madaxtoyda Ee Somalland Xirzi Xaaji Cali Xasan.

Wasirka Madaxtooyada Ee Somaliland Md. Xirsi Cali,Ayay Dadbadani Iswaydiyeen Shaqada Runta ah Ee Ay Wasaaradiisu Qabato.Tii Oo Aan Wali La Fahmin Ama Ay Faaladii Socoto Ayuu Arinkii Xirsi Xadhkaha Sii Gooystay.Waxa Biloow Noqday Ismaandhaafka U Dhexeeya Madaxwayne Ku Xigeenka Iyo Madaxwayne Siiraanyo. 2badan Masuul Waxay Isku Afdhaafeen Ama Isla Fahmiwaayeen Waxa Ay Tahay Shaqada Runta Ee Uu Xirsi Ku Leeyahay Golaha Xakuumada Ee Axmad Silanyo.Halkaana Waxa Ka soo Baxay Ama Uu Mr. Siiraanyo Cadeyay – Si  Dadban Iyo Si Toos Ahba In Uu Xirsi Yahay  Raysal Wasaare.Maalintaa Laga Bilaabo,Cabdiraxman Zeylici Wuxu Shaqadiisii Ku Gutaa Si  Cagajiida. Hankiisii Ahaa In Uu Yahay Madax wayne Ku Xigeenka Somalilandna Halkaas Ayuu Ku Gudhay.Kaaga Darane Shaqsiga Salaanta Ku Badiya Amaba Ku Dhawaada Madaxwayne Ku Xigeenku Wuxu Soo Dedejiyaa Isku-shaandhayn Timaada,taasi Oo Ay Safka Hore Kaga Jiraan Inti La Fadhiisatay Cabdraxman Zeylci Iyo Intii Xirsi Ugu Imanwayday Madxatooyada Si Uu Xirtsi U Tukiyo Salaadkasta Oo La Joogo.(Masaajidka Ku Yaal Madxtooyada).

 

Hadaba,Marka Aan Si Fiican U Eegno Wasaaradaha Uu Xirsi Maamulo,Waxa Inoo Soo Baxaysa In Wasiradii Loo Magacaabay Wasaaradahaasi Ay Yihiin Shaqo Gab,maadaamaa U Xirsi La Wareegay Gacan Ku Hayntii Wasaaradahan Hoos Ku Qoran:

(1)             Wasaarada Hawlaha Gud Iyo Guryaynta

(2)             Wasaarada Arimaha Dibada Iyo Xidhidhka Caalamiga.

(3)             Wasaarada Arimaha Gudaha  Iyo Abniga

(4)             Wasaarada Gaashaan Dhiga

(5)             Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha

(6)             Wasaarada Warfaafinta

(7)             Iyo Taliya Cidanka Iyo Ka Jenanka      Policka.

 

Hadaba Hadii Uu Xirsi Yahay Ruux Aqoontiisa Ku Meel Maraya,Xishod Ayaa Qaybka Noqonlahaa Noloshisa,Waxase Ayaan daro Ah Oo Meesha Ka Muuqata In Aanu Xirsi Ahayn Shaqasi Aqoontisa Ku Meel Mara,Taasi Badalkeedana Wuxu Xirsi Ku Meel Maraaa,”Reer Hebenimo”.Taasina Maaha Mid U Cuntamasha Ummada Reer Somaliland Oo Sugaysa Mustaqbal.Wax Yaabaha Iga Yaabiyay Ee Uu Xirsi Dadka La Hotyimaad Ayaa Waxay Tahay – Isaga Oo Dhaagax Dhigaya”Dayac Tir”.Bal Waakane Meel La Daayac Tirayo Waxa Laga Dhagax Dhigayo Maad Ii Sheegikartaan?

Waxa Markhaati Madon Ah Inay Aqon Daro,Xishoddaro,Ilxayignimo Iyo Wixii La Halmaala Ay Yihiin Ina Daanwayne.

 

Axmad Adan Xuseen   geeddiqsi@hotmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles