Awdalstate Nin iyo Naag isa soo dhiibay maaha
Hogaamiyihii hore ee la eryey ee Awdalstate oo dhaameel Hargeisa looga lullay, kadib markuu lacagtii dumarka reer Awdal ee London iyo Canada faaruqiyey. Shalay siilaanyo wuxuu lacag yar siiyay rashiid...
View ArticleWalaahi Haddaad Aamusi Waydo Waa Laguu Dhisi. By; Cabdirisaaq Camuudi.
Beri baa nin reer baadiye ah oo miyi deganaa magaalo soo galey, ninkii oo aan ilbax noqon ayaa maalmo kadib gabadh lagu darey, gabadhii baa markii loo guri galiyey waxa ay ogaatey in ninkan guursadey...
View ArticleDhaartii Kitaabkiyo Ballantii Xageed Dhigtay!!! Gabay loo tiriyay...
DHEGTEYDAY MAQAL DIID DHEHAN MEYSO ISHAYDU WAXA MAANTA DHACAAYA. FOOLXUMOY DHIMAN MEYSID INTA UU DHINACEENA DHUUNI RAACU DHEX JOOGO. DHARAARTIYO HABEENKOW MAXAAD CASHARO DHIGEYSAAN HABLAHEENA DHAMMAAN...
View ArticleDhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro
Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro W/Q: Ahmed A. Ali ahmedqadhabo@gmail.com Ilaahow aanaan caqliga waayin. Ilaahow naga kori Cadaabta aduun iyo ta aakhiroba. Waxaa la yidhi : La...
View ArticleHambalyo Hambalyo Madaxweynaha Cusub iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa La Doortay
Waxaa Habeen dhaweyto si dimuquraadiya loo doortay Madaxweynaha awdalstate Prof Cabdisamad ibraahim Nageeye iyo Madaxweyne kuxigeenkiisa Mudane c/raxmaan cabdilaahi kuwaas oo habeenkii ku xigayna si...
View ArticleMADAXWEYNE DALKA IYO DADKA KA QABO WASIIRKAN MAALIYADA EE CASHUUR AANU...
Ugu horeyn waxaan salaamayaa dhamaanba ummada muslimka ah iyo dhamaanba bahda saxaafada, waxaan ku salaamayaa salaamta Islaamka ee ah ‘ascww’. Ka dib waxaa magaalada Hargeysa ka...
View ArticleWaddanka oo dhan ma Waddada Ceerigaabo ayaa ka qiimo badan mise Siilanyo wuxu...
Somalidu waxa ay ku maah maah daa dhaga geel iyo dhalasho waa halkoodii sillaanyo reer koodii soo dhaafi waaye maantan ma haraad buu inoogu daray. Hadii daacadnimo la waayo dayday baa iman iyo wixii...
View ArticleMa La Odhan Karaa Beesha Madaxweyne Siilaanyo Deegaamayntii Qarsooneyd ee ay...
Somaliland waa beelo isku tegay oo beelba meel ayuu ilahay ku abuuray oo tejiyey, sidaasina way ku wada nool yihiin guud ahaanba beelaha somaliland oo mid kastaa waxay iimaansatay meesha uu ilahay ku...
View ArticleNinka wakiilkii SNM EE Gobolka awdal soo kaxaystay ayay marka horeba xil ku...
Marka hore waxaan salamayaa shabakada wararka ee harowo.com,marlaad akhrista yaasha ku xidhan shabakada,intaasi dabadeed magacaygu waa c/raxman maxamuud allabari,waxaan rabaa in aan wax yar ka idhaahdo...
View ArticleWasiirka Arimaha Dibada Xukumada Siilaanyo oo lagu naanayso wasiir Daarfuur...
Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada waxaanan leeyahey hambalyo sanadka taariikhda milaadiga ee 2014 . Ka dib somalida ayaa tidhaada ” aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu...
View ArticleWasiirada Sanadkan Qaaday Koobka Qabyaaladda Xukuumada Siilaanyo
Horta soomaalidu waxay ku maah maahdaa wax la qariyo qudhun ayaa ku jira akhriste marmarka qaar ayaad la yaabaysaa marka aad aragto heerka qabyaalada ee ka jirta somaliland ,iyadoo la og yahay in aysan...
View ArticleDaawo Soomaali ku gubatay Dhisme ay ka deganaayeen Minneapolis. DAAWO
Related Posts:Soomaali lagu dilay magaalada Minneapolis ee dalka…Diyaarad siday 300 qof oo ku gubatay Airportka Sanfransisko…Halkan ka Daawo dhisme lagu kordhiyay Hosbitaalka Aadan…Xisbiga taladda...
View ArticleThe Inspiring Voices of the year 2013, here in Borama, Awdal Region By Ahmed...
We need to learn from the past. The lessons we have learnt infiltrate into the fabric of school life. If any, our failures in the past are not self defeating attitudes that can dim prospects for a...
View ArticleDULMIGA UGU YAABKA BADAN DALKEENNA!! Ma Ogtihiin?
DULMIGA UGU YAABKA BADAN DALKEENNA!! Ma og tahiin ?! Mala socotaan ?!! Marna ma u maleeyseen iney jirto?!!! Magaalo ka mid ah magaalooyinka ugu magaca dheer Dalkeena Soomaaliyeed ….haddana aan dadkeeda...
View ArticleBadhasaab Cabdoo Aayar OO REER AWDAL KU TILMAAMAY DAD SUMAYSAN, Markii uu...
Ugu horayn waxa Mahada iska leh ALLAH (SWT) marka Xigta waxa Mahada Labaad leh Mareegayaasha Luqada , Somaliga lagu Qoro intooda Sida Saxda ah ugu Adeegta kana...
View ArticleSiilanyo Oo Talaxgabay Iyo Taladii Wadanka Oo Gacanta U Gashay Dumar iyo...
Waxay umada Somaliland marqudha ku warheshay madaxweynihii ladoortay ee MR. SIILAANYO oo xaalkiisu allaw sahal yahay iyo taladdii waddanka oo gacanta u gashay dumar iyo carruur uu XIRSI tuntuun u...
View ArticleOgeysiis. Kulan dhexmaraya Jaaliyada Somaliland iyo Prof Axmed I Samatar oo...
Ku dul dhufo Mooska si aad u akhrin karto boodhka Related Posts:Dib u sixid:Ogeysiis ku socda Qurbo-jooga Awdal, Salal Iyo…OGEYSIIS: Gudomiyaha Jaamacada Camuud Prof. Saleebaan Axmed…Ogeysiis Muhiima...
View ArticleHambalyo Ku Socota Maxamed Barkhad Rayaale iyo Ramla Xasan Gasle oo...
WAXAN HALKAN HAMBALYO MEHER IYO BOGAADIN UGA DIRAYNAA BOQOR MAXAMED BARKHAD RIYAALE IYO BOQORADA RAMLA XASAN GASLE OO MAANTA MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA BOORAMA GAAR AHAAN HOTEL RAYS WAXAANAN...
View ArticleMagaalo aan ku dhismin Mood dawladeed iyo mid Dibadeed hadana muuqata.
Magaalo aan ku dhismin Mood dawladeed iyo mid Dibadeed hadana muuqata. Marka hore waxan salaan baaxad wayn bogaga umarinayaa dhamaan umada S/land iyo guud ahaan dadka Afsomaliga ku hadla meel kastoo ay...
View ArticleHAMBALYO MEHER: BOQORKA Eng. C/laahi Bashiir Sh.Cumar iyo BOQORADA Foosiya...
HAMBALYO MEHER: BOQORKA Eng. C/laahi Bashiir Sh.Cumar iyo BOQORADA Foosiya Sh.C/raxmaan Guuleed oo merherkoodu maanta ka dhacay magaalada Boorama Aabbo Bashiir Sh. Cumar Habane Iyo Hooyo Caasha...
View Article